Waxaad Nala Soo Xiriirikaraa iyadoo Buuxinta Foomkan Waqti Kasta oo Aad U Baahantahay Taageero Xirfadle Ah ama aad Qabto Wax Su'aalo Ah. Sidoo kale Waxaad Buuxin Kartaa Foomka inuu ka tago Comments ama jawaab-Celin. TEL: local: viber:+ - imo:+ skype:Osman.abdi114 info@alfaaruuq.com macadka quranka kariika Call free + skype:Osman.abdi114

بشرى سارة

نبشر لجميع الراغبين نتعليم القران الكريم وعلومه بان مدرسة الفاروق الاكاديمي للعائلات المسلمين في انحاءالعالم تفتح لكم فصول جديدة للصغار والكبار

Bishaaro Wanaagsan     Maxaa Cusub?

waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan  caalamka inuu u furayo machadka alfaauuq fasallo cusub oo  dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machad alfaaruuq wuxuu ku  caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta  islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan  waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah   sidan soo socota
1=  quraanka kariimka ah
2=  hingaadda oo ardeyga lagu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya insha allaah                         
3=  axaadiista rasuulka s c w
4=   siirada                                                                              
5=  caqiidada                                                             
6=  fiqhiga                                                                         
7=  tafsiirka
8=  luqadda carabiga

Hadaba kala xiriir wixii wixii faahfaahin intaa dheer
 Tel: +252634518834
Email: alfaaruuq@live.com
Skype: Osman.abdi114

WELCOME TO ALFAARUUQ

farukrrWalaalaha Soomaaliyeed  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loogu bishaareynayaa  Macalimiin kaa caawinaya Xifdinta iyo Brashada Quraanka kariimka Adiga iyo qoyskaagaba  .

waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Hikaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdiga Qur’aanka, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

qalab

Cattura,,,,,
Waxaad Nala Soo Xiriirikaraa iyadoo Buuxinta Foomkan Waqti Kasta oo Aad U Baahantahay Taageero Xirfadle Ah ama aad Qabto Wax Su'aalo Ah. Sidoo kale Waxaad Buuxin Kartaa Foomka inuu ka tago Comments ama jawaab-Celin. TEL: local: viber:+ - imo:+ skype:Osman.abdi114 info@alfaaruuq.com macadka quranka kariika Call free + skype:Osman.abdi114
alfaaruuq © 2015 Farsamadii afgaay technology