WELCOME TO ALFAARUUQ

farukrrWalaalaha Soomaaliyeed  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loogu bishaareynayaa  Macalimiin kaa caawinaya Xifdinta iyo Brashada Quraanka kariimka Adiga iyo qoyskaagaba  .

waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Hikaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdiga Qur’aanka, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

qalab


CatturaMMM
[dialog_contact_form]