qalab

Welcome To Al-faaruuq Online
Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. Continue Reading →
Machadka Alfaaruuq Online
waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan kara caruur iyo waayeelba. Machadkan Alfaaruuq Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalida Continue Reading →
Fadliga Quraanka Kariimka Ah
Quraanku waa hadalkii illaahay ee uu ku soo dajiyaay nabigiisii muxamed (NNKH) isagoo usoo mariyay malaku jibriil quraanka wuxuu leeyahay fadli badan barashadiisa, baridiisa & akhriskiisa sidaasi darteed qof kasta oo inaga mid ah waan in uu dhaqan iyo caado kadhigto qur’aanka akhriskiisa Continue

Reading →
Fadlan ilaali shuruudahaan
Fadlan waa inaad ilaalisaan waqtiga xiisadaha  Hadii ay hawli kula soo daristo ama ay waxkale kugu yimaadaan lasoo socodsii maamulka Waa in arday kastaa yar iyo weynba uusoo xafida casharadiisa Waaa in waalidku uu agjoogaa ardayga inta casharada la dhigayo hadii aanu jirin wax cudurdaara Continue reading →
Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir

Tel : Viber & IMO +252618014878

  TELE:+252618014878
  Skype : Osman.Abdi114
  Email :Alfaaruuq@live.com

 

alfaaruuq © 2015 Frontier Theme
Web Design MymensinghPremium WordPress ThemesWeb Development

Daawo Muqaalkaan Wadooyonka lagu badbaado Sh Abu dalxa waa mu xadaro aad u macaan waayey

May 29, 2015

Daawo Muqaalkaan MUXAADARO CUSUB NABI MOHAMED WAA RASUULKII ALLE SH MUSTAFE XAAJI 2015

May 29, 2015

DAAWO MUQAALKAAN Muxaadaro Cusub ku dadaal wixii ku anfacaya Sh M Umal 08 03 15

May 29, 2015

Daaw: Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris 2015>>

May 29, 2015
Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris 2015.